Dowladda Imaraadka Carabta oo gargaar ku taageeri doonta 2.5 milyan oo qof written by Warsan Radio 13/08/2022 Markab laga leeyahay dalka Imaaraatka oo sida in ka badan 1,000 tan oo raashin iyo gargaar ah ayaa Soomaaliya soo gaaray si uu u taageero malaayiin qof oo ay saameeyeen abaarihii ugu xumaa ee dalka ka dhacay dhowr iyo toban sano.Shixnaddan oo ah mid aad u muhiim ah ayaa la soo dejiyay dekedda magaalada Muqdisho.Hay,addaha dowladda Imaraadka Carabta ayaa bilaabay in sahaydaan loo qeybiyo qoysaska dhibaateysan iyo dadka barakacayaasha ah.Gargaarka ayaa lagu taageeri doonaa ilaa 2.5 milyan oo qof oo ay saameeyeen abaaro ba’an oo ka dhashay roob la’aan saddex xilli oo xiriir ah.Gargaarkan ayaa yimid bil kadib markii Imaaraadku uu dalka usoo diray markab sida 572 tan oo sahay cunto ah.Hal milyan oo qof ayaa hadda dalka ku barokacay abaarta ba’an tan iyo bishii Jannaayo 2021-kii, sida ay muujinayaan tirokoob ay Khamiistii soo saareen Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga, UNHCR iyo Hay’adda Norwegian Refugee Council. Dowladda Imaraadka Carabta oo gargaar ku taageeri doonta 2.5 milyan oo qof was last modified: August 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dokumentiyo sir ah oo laga helay guriga Madaxweynihii hore Trump next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like SAWIRO:-Urrurada Saxaafadda & Madaxda Warbaahinta ayaa walaac ka muujiyay xariga Xoghayaha SJS 12/10/2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Magacaabis sameeyey 17/02/2020 Puntland oo ka hadashay dil ka dhacay Gobolka Mudug 16/01/2023 Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Ereteriya 10/11/2022 Akhriso : Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Coronavirus Ah 31/05/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Radio Warsan 05/04/2022 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 19/09/2022 Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bulshada Waajid ka dhagaystay baahiyaha ay qabaan “SAWIRRO “ 21/06/2021 DHAGEYSO :-SHEEKH SHARIIF OO WEERAREY XASAN SHEEKH SIRNA FASHILAY, 19/01/2017 Dhageyso:-Wareysi Gudoomiye ku xigeenka Degmada Xudur 18/09/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.