Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa written by Warsan Radio 14/08/2022 Inta la xaqiijiyay hal ruux ayaa geeriyooday halka shan kale ay ku dhaawacmeen kadib shil Gaari oo xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee degaannada Somaliland.Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Gaari Booyad ah uu galay makhaayad ku taalla xaafada Siinay ee magaalada Hargeysa, waxaana dadka dhintay & kuwa dhaawacmay ay ahaayeen kuwa maqaayadda ku sugnaa.Ciidamo katirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa tegay halka shilka uu ka dhacay, iyaga oo goobta ka qaaday dhaawacyada 5 qof, sidoo kalena xabsiga dhigay darawalkii Gaariga Booyada ah.Shilalka Gaari ayaa aad ugu badan degaannada Somaliland, kuwaas oo badi la sheegay in uu sabab u yihiin waddooyinka qaar oo aad u burbursan. Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Magaalada Hargeysa was last modified: August 14th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Ninka weeraray Salmaan Rushdi oo la aqoonsaday next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Go’aannada adag ee la filaayo in laga soo saaro shirka maamul goboleedyada ugu furmaya Dhuusomareeb 09/07/2020 Akhriso+Sawiro:-Xasan Cali Khayre Oo Cadaado Kula Kulmay Hoggaanka Dhaqanka 27/06/2019 Dhageyso:-Roobabkii maalmahan da’aayey oo saameyn ku yeeshey wadooyinka baydhabo 06/11/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 21/07/2022 Shirkii Baarlamaanada Afrika oo la soo Gaba gabeeye 03/09/2022 SAWIRO: Masuulin Katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha hoose iyo Dib-u-heshiisiyiinta maamulka KG oo baydhabo dib ugu soo labteen. 01/09/2019 Guddiyada doorashooyinka oo Saddex Bilood mushaar qaadan 07/02/2022 Ciidanka dowladda oo sheegay in howlgal qorsheysan ay ku dileen Sarkaal Shabaab ka tirsan 04/06/2022 RW Xamse Barre oo ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah 28/11/2023 Jubbaland : Qofkii ugu horeeyay ayaa u dhintay abaaraha ka jira deegaanada maamulkaasi 07/11/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.