laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday written by Warsan Radio 19/08/2022 Kadib howlgal gaar ahaa oo ay sameeyeen Ciidamada Ammaanka Galmudug ayaa waxaa ay kusoo qabteen In kabadan konton qarax oo la doonayay in lasoo galiyo magalaada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug ee Gaalkacyo ayaa sheegay in Ciidamada oo adeegsanayay Xuuraanka shacabka iyo ilaha sirdoon ay degaanka Dagaari kusoo qabteen In ka badan 50 Miinooyinka nuucyadooda kala duwan, Jawano budo ah iyo dadkii waday.Saraakiisha laamaha amniga ayaa sheegey in guul laga gaaray howlgalkaan, isla markaana ay doonayaan inay soo bandhigaan maalmaha soo socda. Xogta waxyaabahaan qarxa iyo Dadka waday.Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug oo ay dhinacyadeeda kala kala Maamulaan Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa horay uga dhacay qaraxyo waaweyn oo qaarkood mas’uuliyiin lagu dilay. laamaha Amniga Galmudug oo gacanta ku dhigay qaraxyo & dadkii waday was last modified: August 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo QM & Dowladda UK kala hadashay gurmadka Abaaraha next post Meydka Abwaan Hadraawi oo Maanta la’aasayo You may also like Wasiiro ka tirsan Koonfur Galbeed oo shir uga qeyb galay Nigeria 25/09/2021 Odayaashii Reer Xaaji Saleemaan ee heshiiska la galay AS oo Muqdisho la keenay 27/12/2022 Ciidanka Kumaandooska DANAB oo degaano ay la wareegay 03/02/2022 Mareykanka: Meydka Wiil Soomaali muddo la la’aa oo la helay 19/05/2022 VIDEO CUMAR SHARIIF HEES SHIDAN BAYDHABO SHOWGII CIIDA 04/09/2017 Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay doorashadii Golaha shacabka ee shalay lagu qabtay Garoowe 23/01/2022 Dagaal culus oo saaka ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe 11/01/2022 Cabdullahi Goodax “Haddii Dowladda ay rabto in ay wax ka qabato Al-Shabaab haka xorreyso Magaalooyinka ay ka heystaan Hiiraan” 04/09/2022 Waa sidee Maanta xaaladda Magaalada Boosaaso? 24/12/2021 Dhageyso;- Barnaamijka Ciyaaraha 23/02/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.