Aadan Barre Duโcaale, ayaa madaxweynaha Kenya u magacaabay Wasiirka difaaca waddankaasi.
Hore waxa uu u soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, iyadoo sannadkana markale loo doortay xildhibaan Baarlamaan.
Waxaa qeyb ka ahaa siyaasiyiintii sida weyn uga shaqeysay guusha uu doorashada Kenya ka soo hoyiyay madaxweyne William Ruto.
Wasiirka difaaca Kenya ee xilka laga qaaday Monica Juma ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay xilkaasi ku wareejiso Wasiirma cusub ee difaaca dalkaasi Kenya oo laga dhigay mid lamida Soomaalida dalkaasi xilalka ka heysa.