Tirada dadka ku dhintay Qarax ka dhacay Kapul oo sii korortay written by Warsan Radio 01/10/2022 Ugu yaraan 19 qof ayaa ku dhimatay qaar kalana wey ku dhaawacmeen qarax lala beegsaday xaruun waxbarasho oo ku taalla caasimadda Kabul ee dalka Afghanistan.Ninka weerarka geystay ayaa lagu soo waramayaa in uu rasaas ku furay ilaalada banaanka hore ee dhismaha ku sugneyd, ka hor inta uusan gudaha u gelin fasal ay ardaydu ku qaadanayeen imtixaanka ay jaamacadda ku galayaan.Muuqaal laga soo duubay goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa ka muuqda burbur iyo dhiigga dadki qaraxaasi ku waxyeelloobay iyo burbur dhismaha soo gaaray.Sida qaraxyo badan oo dhowaan dhacay, qaraxan u dambeeyey wuxuu ka dhacay xaafad ay deggan yihiin Shiicada Hazara ee laga tirada badan yahay.Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi, balse Ururka isku magacabay dowladda islaamka ayaa horay qaraxya noocan ah la beegsaday Shiicada laga tirada badan yahay ee Hazara. Tirada dadka ku dhintay Qarax ka dhacay Kapul oo sii korortay was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiisha caafimaadka Kenya oo baaraya qof looga shakisan yahay xanuunka Ebola. next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Akhriso; Tobanka Magaalo ee dunida ugu nolosha wanaagsan iyo 10ka ugu Nolosha Liidata 10/06/2021 SAWIRO:- Maamulka Gobolka Hiiraan oo qabtay rag weeraray Guddoomiye Jeyte 31/12/2021 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 10/08/2021 Daawo: Dowladda oo go’aan ka gaartay arrinta Qalbi Dhagax “VIDEO” 06/09/2017 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2021 Shirkadda Somtel oo Magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay adeeg cusub (SAWIRRO) 17/07/2020 Xubin katirsan Waasaradda Haweenka Soomaaliya oo Muqdisho lagu dilay 26/11/2023 laamaha Amniga dowlad degaanka oo sheegay inay soo afjareen weerarkii Al-Shabaab 24/07/2022 Gaari uu leeyahay Afhayeenka Booliska oo qarax lagula eegtay Muqdisho 06/01/2021 Kooxda Taliban oo War cusub ka soo saartay dilka Hogaamiyihii Al-Qaacida 26/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.