Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho oo laga digayo in ay kooxaha Al-Shabaab weeraro kageystaan.
Shaqaalaha & Howlwadeenada ayaa lagu amray in ay feejignaan galaan lana dhaqangaliyo Habraacyo cusub oo dhinaca amniga ah.
Warqad kasoo baxday maamulka Garoonka ayaa lagu sheegay in xaalado amni daro ay jiraan.