Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan written by Warsan Radio 15/10/2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Marwo Lisa Flipetto oo ah madaxa Xafiiska tageerada ee Qaramada Midoobay waxayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa taakuleeynta Ciidanka XDS, gaar ahaan dhinaca howgalada socda.Wasiirka ayaa uga mahadceliyay doorkooda ku aadan taageerida ay siiyaan CXDS.Dhinaca kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa la kulmay Ku xigeenka ergayga gaarka ah Midowga Africa ee Soomaaliya Marwo Fiona Lortan waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, loona dardargelin lahaa howgalada kadhanka ah Al-Shabaab.Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa mudooyinkii dambe xoojineysay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, iyadoo kooxda hadda laga xoreeyay deeganno badan oo ku yaalla dalka, sidoo kale waxay xoojisay tayeynta iyo kor u qaadidda awooda ciidanka xoogga dalka. Dowladda Soomaaliya oo Midowga Afrika kala hadashay taageerada dagaalka Hiiraan was last modified: October 15th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Dadka ay waxyeelaysay Abaarta ka jirta Soomaaliya oo ka badan tii 2011-kii You may also like Ururka XIZBULLAHI ‘oo soo ridday’ diyaarad ay leedahay Israel 23/08/2020 Taliska Mareykanka ee Afrika iyo militariga Faransiiska oo ka hadlay xoojinta iskaashiga ee dhinaca Afrika 19/09/2020 Kulankii Farmaajo, Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo xalay u baaqday shuruud lama filaan ah 03/09/2020 Wasiirka Bartoolka oo Qirtay inaan wax weyn laga bedelin Heshiiska Shidaalka ee muranka dhaliyey 02/11/2022 DOORASHADA:-Waxaa maanta hoolka madaxtooyada lagu doortay afar mudane oo u tartamatsay aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka soomaaliya, 23/11/2016 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 02/12/2017 Wafdi ka socda dowladda Kenya oo maanta ku soo wajahan Muqdisho 10/01/2021 Madaxweynaha Waqtigiiso sii dhamanaayo oo saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda 01/01/2021 Dil ka dhacay degmada Cabudwaaq & Nin ka dambeeyay oo la qabtay 19/05/2022 Madaxweyne Deni oo la kulmay Saraakiisha laamaha Amniga Puntland 07/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.