Shirka golaha wadatashiga qaran oo lasoo gabagabeyn doono written by Warsan Radio 29/10/2022 Shirka golaha wadatashiga qaran ee maalmihii lasoo dhaafay ka socday Muqdisho ayaa lagu waddaa in maanta lasoo gabagabeeyo.Madaxda Dowl Federaalka Soomaaliya , Dowlad-Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Benaadir ayaa shirkan diiradda ku saarayay dardargelinta dagaalka dalka looga xoreynayo Argagixisada, dhammaystirka heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka, xoojinta wada-shaqeynta hay’adaha heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed iyo dib u heshiisiinta.Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo madaxda ka dhageysanay warbixinno ku saabsan xaaladaha amni iyo abaaraha ka jira deegaannada dowlad-goboleedyada ayaa adkeeyay muhiimadda in la mideeyo dadaallada dalka lagu xoreynayo iyo gurmadka loo fidinayo shacabka kasoo barakacay Abaaraha iyo Argagixisada. Shirka golaha wadatashiga qaran oo lasoo gabagabeyn doono was last modified: October 29th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post DFS & dowlad Goboleedyada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka socda dalka next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Xaalad kacsanaan ah oo weli kajirta laas-Caanood & Somaliland oo Ciidamo horleh keentay 30/12/2022 Qaramada Midoobay Oo Kaaliye Cusub Usoo Magacawday Soomaaliya 31/12/2020 Dhul-giriir ka dhacay gudaha Turkiga iyo khasaaraha ka dhashay 12/08/2023 Ahlu Sunna Oo La Wareegtay Magaalada Guriceel 01/10/2021 Mareykanka oo sheegay inuu hayo caddeymo muujinaya in Coronavirus lagu sameeyay sheybaar ku yaalla china 04/05/2020 RW Rooble oo Magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood 01/01/2022 QM oo Cambaareysay duqeyn lala beegsaday xero ku taalla Yemen 22/01/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 20/01/2021 Dhageyso:-Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Magaalada Baydhabo. 10/04/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 09/01/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.