Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Akhriso:-Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho) 02/02/2018 Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka hadlay xaaladda hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi. 28/04/2020 Toogasho ka dhacday Maraykanka & Khasaaro ka dhashay 14/02/2023 Wasiirka Gaadiidka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Xildhibaan loo doortay 26/01/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 02/04/2022 DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN 30/04/2018 Xildhibaanada Aqalka sare oo 50-kun oo dollar ugu deeqay Gurmadka Fatahaada Hirsahabeelle. 06/05/2018 Ciidamo ka tirsan DF oo Maanta lagu Qarxiyey Muqdisho & Khasaaro ka dhashay 14/10/2023 Akhriso:-Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Kenya oo ku heshiisay diyaaraddaha Qaadka in la saaro Kalluun 17/08/2018 Akhriso:-Farmaajo oo Farriin u Diray Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland 08/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.