Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya written by Warsan Radio 11/12/2022 Cudurka Shuban biyoodka ayaa waxaa uu ka dilaacay degaano hoostaga Magaalada Wajeer ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya, iyada oo dhowr qof Soomaali ah ay cudurka u geeriyoodeen tiro kalena ay xilligaan Isbitaalada la jiifaan xanuunka.Degaannada hoostaga Magaalada Wajeer ee uu cudurka ka dilaacay ayaa waxaa ku sugan dad Soomaali qaxooti ah, kuwaas oo ka tegay degaano kale oo ay ka dhacday abaar saameyn ku yeelatay noloshooda.Axmed Dhicis Xaaji aoo ah Xildhibaanka laga soo doorto degmada Habasweyne ayaa sheegay in ilaa iyo Saddex Ruux ay u geeriyoodeen cudurka Shuban-biyoodka 10kaena ay Isbitaalada la jiifaan.Wuxuu hadalkiisa uu intasi kudaray Xildhibaanka in dadka kunool degaannada hoostaga Magaalada Wajeer u baahan yihiin gurmad caafimaad oo deg deg ah, maadaama ay yihiin dad badi degaano kale ka yimid.Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaano iyo degmooyin katirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya kajiray dhibaatooyin kala duwan oo ka dhashay colaad beeleedyo iyo abaar daran, iyada oo badi dhibaatadaas ay saameeysay dadka Soomaalida ah. Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay next post Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shir Madaxeedka 10-aad ee dalalka Afrika You may also like Goloha Horumarinta Qaran Oo Kulan muhiim ah ku yeeshay dhuusamareeb 24/07/2020 Israa’iil oo muwaadiniinteeda uga dhigtay in ay u safraan Turkiga 30/05/2022 Dhageys;- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 7aad 22/07/2022 Madaxweyne Farmaajo & dhiggiisa Ciraaq oo wadahal yeeshay 07/05/2020 Dhageyso: Kulan Dhax Maray Wasaarada Caafimaadka Iyo Masuulin Katirsan Isbitaalada Sida Gaarka ah Loo Leeyahay. 08/04/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 07/07/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/10/2020 Çumar Filish oo sheegay in Ciidamo gaar ah loo sameeyay la dagaalanka Maandooriyaha 06/03/2022 Machadka MIRPS ayaa soo qaban qaabiyey Barnaamij Dood Wadaag ah oo ku saabsan Siyaasadda Mareykanka ee Afrika 18/01/2023 Sawiro;-Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo Wasiiro oo Maanta Gaaray Degmada Buulo-Barde. 02/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.