Askarigii dilay Juweeriya Subcis oo dil lagu xukumay written by Warsan Radio 13/12/2022 Askari ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa lagu xukumay dil kadib markii bishii Oktoobar 25-keedii uu toogasho ku dilay Juweeriya Subcis oo ka tirsanayd baarlamaanka gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.Xukunkan oo galabta dhacay waxaa idaacadda VOA u xaqiijiyey Maxamed Deeq Ibraahim oo ka tirsan xafiiska caddaaladda ee dawlad degaanka. Xukunkan waxaa ridday maxkamadda sare ee gobolka.Juweeriya Subcis ayaa ku dhimatay rasaasta uu riday askarigaas xilli ay ku suganayd garoonka diyaaradaha ee Jigjiga, waxaana ku dhaawacmay laba qof oo kale.Ma cadda xilliga askarigan lagu fulin doono xukunka. Sidoo kale ma cadda in askariga la xukumay uu racfaan ka qaadan doono xukunka. Askarigii dilay Juweeriya Subcis oo dil lagu xukumay was last modified: December 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maraykanka oo qorshaynaya inuu Afrika ugu yabooho $55 Bilyan next post Iran ayaa xukun deldelaada ku fulisay qofkii labaad ee ka mida debedbaxayaasha You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 19/01/2021 Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka guddida xalinta khilaafadka oo kusoo wajahan Baydhabo 15/08/2021 Akhriso:-Galmudug:-NISA oo wariyaal ka qaadatay telefoonnadooda, amarna ku bixisay in wararka doorashada lagu soo wargeliyo 14/11/2019 Sarkaal iibsaday Hub ay lahaayeen Ciidamada Dowladda oo Maxkamadda Ciidamada lasoo taagay 06/08/2023 Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka cusub ee Ingiriiska 12/03/2021 Dhageyso Kulanka warsan 25-10-2016 25/10/2016 SHAQA NOOCEE AH AYEY QABTAAN HOGAANKA DABA GALKA SIYAASIYIINTA NISA 14/09/2020 Daawo In Jineer Xasan Mamuud oo ka mid aha Siyaa siyiinta Digil Iyo Mirile Ayaa Kuu Geeriyoodey wadanaka uastralia 04/03/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha qeybta 07/05/2021 Madaxweyne Xasan oo la kulmay Madaxdii ka qayb gashay Shirkii Wadatashiga ee lagu qabtay Magaalada Muqdisho 15/07/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.