Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny Kydeyooy qeybtiisa 27 haweenka ganacsatada ah ee Soomaalidu xariir ganacsi mala samayn karaan meelo ka baxsan dalka ? barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBC Media action,waxaana soo jeedinayaa wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri Bidhaan) iyo wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)