Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo C/raxaman Mohamed Axmed (Oday)
Yearly Archives
2022
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad roob-doon ah oo shalay la iclaamiyey, maantana la oogay. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan xubno kamid…
SAWIRO:- Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo ka dhaceysa Afisiyooni & kormeer lagu sameeyay
written by Warsan Radio
Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoonka Aqalka Sare ayaa teendhada Afisiyooni ee Xeendaabka Xalane ee Magaalada Muqdisho u qorsheeyay in lagu qabto doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo labadiisa kuxigeen. Galabta waxaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa nasiib daro ku tilmaamay qorshayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday uu ku carqaladaynayo doorashooyinka dalka oo ay u danbaysay weerarkii caawa lagu qaaday Gudoomiyaha…









