iyadaa aan maanta la arag Bisha Shawaal ee Sanadkan 1443, ayaa Dowladda Sucuudigu ku dhawaaqday in la ciidi doono maalinta Isniintaa, May 2, 2022 Bisha Ramadaan Sanadkaan 1443 waxaa la…
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Yusuf…
Ciidamada ammaanka sida Booliiska, Nabadsugida iyo Ciidanka ilaalada madaxtooyada Galmudug ayaa howlgal ballaaran ka sameeyay Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb. Howlgalka oo ay hoggaaminayeen talieyaasha Booliska iyo Nabadsugida…
Farmaajo” Dawladdu waxay xoogga saartay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha Soomaaliyeed”
written by Warsan Radio
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale Weynaha Soomaaliyeed iyo…








