Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa sheegay inay muhiim tahay in lagu dhaqmo Dastuurka lagu hrshiiyay ee Puntland, balse hadii la waayo aysan jiri doonin…
Yearly Archives
2022
QM oo sheegtay in weli Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wajahayaan halis dhinacyo badan
written by Warsan Radio
Munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxaa ay sheegtay inay xoojinayso dowrka fir-fircoon ee hawl-wadeennada Warbaahinta ku leeyihiin bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda iyo sida loogu baahanyahay in la…
Difaacayaasha Ukraine ee warshadda birta Azovstal ee Mariupol ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay isticmaalayaan diyaarado, taangiyo iyo gantaalaha maraakiibta dagaalka si ay u garaacaan goobta warshadaha ee fidsan. Qaramada…








