Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Axmed Karaash Oo Xilakii Ka Qaaday Wasiiro Aad Ugu Dhawaa Madaxweyne Saciid Deni
written by Warsan Radio
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa xilka qaadis ku sameeyay Wasiiro ka tirsan Puntland oo aad ugu dhawaa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo…








