Barnaamijka Arimaha Caalamka waxaa idin soo jeedinaaya Wariye Shukri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan)
Yearly Archives
2022
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Oo Guddoomiye Cusub Iyo Ku-Xigeenkiisa Doortay
written by Warsan Radio
Guddiga isku dhafka ee doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan ku yeeshay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa iska dhex doortay Guddoomiye iyo Guddoomiye ku-xigeen, kadib doorasho dhacday.…
Waqtiga Ay Dhaceyso Doorashada Madaxweynaha 10-Aad Ee Somalia Oo La Shaaciyay
written by Warsan Radio
Guddiga isku dhafka ah ee qaban-qaabada doorashada Madaxweynah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, ayaa waqtiyeeyey in doorashada Madaxweynaha dalka la qabto 15-ka bishan May. Doorashadan…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiye ku Xigeenka Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa maanta waxay kulan la qaateen safiirka boqortooyada UK…








