Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii bahalnimada ahaa ee Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhigga Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ay ku leeyihiin degaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha…
Yearly Archives
2022
Guddiga qaba-qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray shuruudaha looga baahan yahay Musharaxiinta dooneysa inay u tartamaan xilka Madaxweynaha. Qoraal ay soo saareen Guddiga doorashada Madaxweynaha dalka ayaa…
Guddoomiye Aadan Madoobe Iyo James Swan Oo Ka Shiray Dhameystirka Doorashada
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Wakiilka Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. James Swan. Kulanka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









