Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Damar)
2022
Wasiir Carab oo sheegay in uu halis kujiro qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Sanadkan
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab) ayaa sheegay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya aysan xilligaan heyn awood dhanka waxbarashada ah sababo la xiriira dhaqaalo la’aan aawgeed. Wasiir Carab…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Xildhibaannada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta oo Isniin ah Kulan aan caadi aheyn waxaa ay ku yeelnayaan xaruntooda Magaalada Hargeysa, waxaana hortagaya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa khudbadii…
Kenya oo heegan gelisay Ciidamadeeda kadib weerarkii Al-Shabaab ee Saldhiga Ciidamada ATMIS
Laamaha ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay feejignaantooda kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen dhawaan saldhiga ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ku leeyihiin degaanka Ceelbaraf ee gobolka Shabeellaha dhexe. Waxaa…









