Guddiga isku-dhafka ah ah ee qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya lagana soo kala xulay Xildhibaannada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka bilaabaya diiwaangelinta iyo lacag qabashada…
2022
Wasaarada Waxbarashada KG Oo Shaacisay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad.
Baydhabo-Radio warsan-Wasaarada Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Warqad ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha Imtaxaanaadka iyo Shahaadooyinka lagu Shaaciyay Jadwalka Imtixaanaadka Shahaadiga Ah ee Fasalka 8aad…
Baydhabo-Radio-Warsan-Boqorka Sacuudiga Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa la dhigay isbitaal ku yaalla magaalada ku taalla badda cas ee Jeddah, si baaritaanno caafimaad loogu sameeyo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay sii hayaha safaaradda Norway ee dalka Soomaaliya Haakon Svane, iyo wakiilka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sh Axmed ayaa Maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Guddiga qaban-qaabada…
Baydhabo-Radio-warsan-Kusimaha Guddoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Maxamed Nuur Macalin ayaa Maanta Kulan la qaatey Wafdi ay hogaamineyso laura Turner Xariirka Arrimaha Gargaarka Deg…









