Waxaa Magaalada Muqdisho kulan xasaasi ahaa ku yeeshay Guddoomiyayaasha Baarlamaannada Dowlad Goboleedyada Hirshabelle, Galmudug iyo Jubbaland. Kulanka oo uu soo qaban qaabiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haji Mohamed…
Yearly Archives
2022
Qaar kamid ah Wasiiradii uu xilalka ka qaaday Axmed Karaash oo Shaqadooda wata
written by Warsan Radio
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Puntland ahna Guddoomiyaha guddigga dib u-habeynta Ciidamada Xasan Shire Cabdi iyo Taliyaha Ciidamadda Difaac Puntland Gen. Yaasin Cumar dheer ayaa Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee…
Saciid Deni Oo Maanta Qaatay Shahaadada Musharaxnimo Ee Xilka Madaxweynaha Dalka
written by Warsan Radio
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Musharax Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha…
Beesha Caalamka” Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo doorashada ah”
written by Warsan Radio
Warsaxaafadeed kasoo baxay Saaxiibada Beesha caalamka ayaa lau soo dhoweeeyay ku dhawaaqista guddiga qabanqaabada baarlamaanka ee ah in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhici doonto maalinta Axadda ee 15ka bisha Maajo…









