Baydhowy(Radio Warsan) Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheikh Adan (Qalinle)
2022
Baydhowy(Radio Warsan)Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wefti ka socda xafiiska madaxweynaha dalka Senegal ee Galbeedka qaaradda Afrika, Mudane Macky Sall oo ah guddoomiyaha midowga Afrika (AU),…
Baydhowy(Radio Warsan)Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa iyo xarunta Xukuumadda ku qaabilay halgamaa Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi dhagax oo sanadkii 2017-kii si sharciga baar marsan loogu gacan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dagaal ka billowday Dhuusamareeb & Ciidanka xoogagga Ahlusunna oo galay qeyb kamid ah Magaalada
Baydhowy(Radio Warsan)Dagaal ayaa ka billowday Bartamaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug halkaas oo ay qaybo kamid ah xaafadaha magaalada galeen dagaalamayaal ka tirsan kooxda la baxday Ahlusunna ee…
Baydhowy(Radio Warsan)Ciidamada kala duwan ee dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada Maamulka Galmudug iyo xoogaga Ahlusunna Waljamaaca ayaa dagaal saacado badan qaatay waxa uu Maanta ku dhex-maray…









