Baydhowy(Radio Warsan)Wasiirka ciidamada ee dalka UK, James Heappey, ayaa booqasho ku tagay dalalka bariga Afrika ee ay Soomaaliya ku jirto, si uu ugala hadlo dadaallada wadajirka ah ee lagu horumarinayo…
2022
Baydhowy(Radio Warsan)Wasiirka Wasaaradda gargaarka xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Muddo xileedkiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku dhawaad hal iyo badh ku fadhiya…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka jawaabay cabasho uga timid Warbaahinta madaxa banaan
Baydhowy (Radio Warsan)Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay madaxda warbaahinta madaxa banaan iyo qaar ka mid ah hoggaanka ururadda…
Baydhowy (Radio Warsan)Guddiga doorashooyinka Xildhibaanada labada aqal ee qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda ay yeeshaan kulan lagu go’aaminaayo doorashada maalinta berri dhici doonta.…
Ruushka oo ku fashilmay in uu la wareego magaalo muhiim ah oo Ukraine ku taal
Baydhowy (Radio Warsan)Ukraine waxay u badan tahay inay ku guulaysatay dagaalka Kharkiv – sida laga soo xigtay Machadka Daraasaadka Dagaalka. Qiimeyntii ugu dambeysay ee ay ku sameysay iskahorimaadka, falanqeeyayaasha millatariga…
Baydhowy (Radio Warsan)Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay Bandow lagu soo rogay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kaasi oo socon doona inta doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda…









