Baydhowy-{WMN}Kulanka Maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu guddoominaayey Guddoomiye kuxigeenka labbaad ee Golaha Md.Cali Xamuud loogana hadli lahaa arrimo ku saabsan xaaladda Soomaaliland ayaa Maanta baaqday. Xoghayaha Guud ee…
Yearly Archives
2022
Dowladda Uk oo tababar siisay Ciidamo ka kala tirsan AMTIS iyo kuwa xoogga dalka Soomaliya
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}32-askari oo ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan sirdoonka, dabagalka iyo sahanka loogu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho. Boqortooyada Ingiriiska iyo…
Baydhowy-{WMN}-Shirkadda Mordana ee sameysay talaalka cudurka Covid-19 ayaa hada sameysay talaalka cudurka Aids-ka ka soo ay tijaabadiisa kasocoto wadamo ku yaala qaarada Afrika. Horraantii sanadkan, shirkada Moderna ayaa gudaha Mareykanka…
Guddoomiyaha Aqalka Sare & Safiirka Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah
written by Warsan Radio
Baydhowy-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare Maanta oo Axad ah waxaa uu ku qaabilay Safiirka Dalka Itoobiya u qaabilsan Soomaaliya Mudane Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan,…









