Madaxweynaha dowlad Gobolka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in degaannada Galmudug ay kajiraan dhibaatooyin ay sabab u yihiin Al-Shabaab iyo abaar baahsan. Madaxweynaha oo khudbad ka…
Yearly Archives
2022
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka hadlay sharcinnimada kursigiisa
written by Warsan Radio
Ergayga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya u qaabbilsan arrimaha abaaraha iyo gargaarka, xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa markii ugu horreysay ka hadlay inuu sharci ahaan xildhibaannimada waynayo iyo in kale,…
Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan la qaatay nabaddoonada iyo odayaasha dhaqanka ee Galmudug.Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ka…









