Waxaa Maalintii labaad Xarunta Madaxtooyada ka socda Shir ay leeyihiin Golaha wadatashiga Qaran oo oo ka kooban Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, Madaxweynayaasha 5-ta dowlad Goboleed & Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Shirka…
Yearly Archives
2022
Madaxtooyadda oo faah faahisay qodobada Maanta looga hadlay Shirka Golaha wadatashiga
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalintii labaad guddoomiyey Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Goluhu waxa ay warbixin kaga dhageysteen Ergeyga Gaarka ah ee Gurmadka Abaaraha Dalka Mudane…
Baydhowy-{WMN}-Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta ku qaabilay Caasimadda Muqdisho , Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









