Baydhowy-{WMN}-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan Casho ahaa la qaatay Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo kala hadlay arrimo dhowr oo ku saabsan xaaladda dalka.…
2022
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 2aad waxaa looga hadlaya Faaidada haweenka ganacsatada ay u leedahay in hantidooda ay ku keydsadaan Bangiyada barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana…
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudiga Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxamed Al-Muwalad, oo ay ka wada hadleen xiriirka…
Kulankii Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay Xubno kamid noqonaya Guddiga Arrimaha Dastuurka
Baydhowy-{WMN}Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe iyo ku-xigeennadiisa oo ka qeyb galay Kalfadhiga 1-aad kulankiisa10-aad, oo maanta Ajandihiisu ahaa aqrinta 1aad xeer-hoosaadka Golaha Shacabka, waxaana Golaha…








