Inta la xaqiijiyay ilaa laba Ruux ayaa geeriyootay halka hal qof oo kale uu ku dhaawacmay, kuwaas oo dhammaantood rag ahaa kadib markii uu ku dumay god ay ka qodayeen…
2022
Baydhowy-{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban ee Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Maanta waxaa uu hooygiisa ku booqday Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi, taas oo aheyd salaan iyo isbarasho.…
Dowladda Soomaaliya Oo Daah-Furtay Barnaamij Looga Jawaabayo Gurmadka Deg-Dega Ee Abaaraha Dalka Soomaliya
Baydhowy-{WMN}-Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabilsan gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta oo khamiis ah daah furay Barnaamijka Gurmadka Degdega ah ee looga Jawaabayo abaaraha dalka ka taagan.…
Axmed Madoobe Oo Warbixin Ka Siiyay Golaha Wasiirada Jubbaland Isbedelkii Dhacay
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Ismaan Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo ka qabsoomay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Kulanka golaha wasiiradda…
Sawirro: Xaflad xilka uu kula waregaayey gudoomiyaha cusub ee gobolka baay Cabdifitaax Maxamed Ibraahim ‘Piano’ oo Baydhabo lagu qabtey.
Wasiiro ka tirsan dowlad goboleedka koonfur galbeed, xildhibaano, agaasimiyaal, maamulka Degmada Baydhabo, qaar kamid ah maamuliyaasha degmooyinka gobolka baay, gudoomiyaasha xaafadaha Magaalada Baydhabo, odiyaasha dhaqanka, dhalinyaro iyo ururada haweenka Degmada…









