Baydhabo-{WMN}-Madaxa hay’adda tamarta adduunka ayaa ka digay suurtagalnimada in xilliyada qaboobaha Ruushka laga yaabo in uu joojiyo gaaska uu siiyo waddamada reer Yurub. Fatih Birol ayaa sheegay in uusan rumeysnayn…
2022
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 3aad waxaa looga hadlaya Faaidada Haweenka ganacsatada ee Dhexe iyo Sare ma joogaan xiligii ay ganacsiyadooda Caymis galin lahaayeen barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan…
SAWIRRO: kulan ku saabsan Faafinta iyo Wacyigelinta Xeerka Biyaha KG oo ka dhacey Baydhabo.
Kulankaan ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaaradda Tamarta Kg, qaar kamid ah agaasimiyaasha wasaaradaha Kg, gudoomiyaha guddiga Barkacyaasha iyo qoxootiga KG, maamulada gobolka baay iyo midka Degmada Baydhabo iyo hay’adaha…
Guddoomiyaha Golaha shacabka oo saraakiisha amniga la qaatay kulan looga hadlayo sugidda amniga ee Todobaadka Xorriyadda.
Baydhabo-{WMN}-Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sh Aadan Madoobe ayaa shir gudoomiyey kulan looga hadlaayey Amniga guud ee dalka iyo u diyaar…
Shirka golaha wasiirada dowlad goboleedka goboleedka Jubbaland ayaa maanta lagu qabtay magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose, kaa ko shir guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Shirka golaha…
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Safaaradda Sweden ee Nairobi iyo Masuuliyiin ka tirsan mashruuca horumarinta…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo Korontada, wax ka bedel lagu sameeyay…








