Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Qasim Maxamed Axmed
Yearly Archives
2022
Golaha aqalka sare oo ansixiyay xubnaha guddiyada oo ka kooban sideed guddi.
written by Warsan Radio
Gollaha Aqalka Sare ayaa maantaa yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad iyagoona ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi. 1. Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarrada.…









