Villa Soomaaliya oo beenisay in Madaxweyne Xasan Sheekh tagay Israel written by Warsan Radio 25/06/2022 Shir Jaraa’id oo magaalada Muqdisho uu ku qabtay shalay afhyeenka madaxweynaha Soomaaliya Cabadikariin Cali kaar ayuu ku beeniyay warar maalmihii lasoo dhaafay soo shaac baxay oo ku aadanaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu tagay Israel.Afhayeenka ayaa gabi ahaanba uu beeniyay , wararka, Wuxuu sheegay in madaxweynuhu aanu tagin Israel,maadama Soomaaliya iyo Israel aanu ka dhaxeynin xiriir diblomaasiyadeed.Waxaa uu sheegay in booqashada Madaxweynaha ay ku egeyd dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.Hadal hayntaan ayaana timid kadib markii qaaar ka mid ah waftigii ku wehliyay madaxweynaha Soomaaliya safarkiisii ugu horreeyay ee dibadda tan iyo marlkii la doortay bishii la soo dhaafay karantiil lagu galiyay Imaaraadka Carabta .Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa Axaddii la soo dhaafay u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta. Booqashada Mudane Xasan Sheekh ee Imaaraadka ayaa horay loo sheegay inay qaadan doonta laba cisho, balse muddo ka badan intii la qorsheyay ayuu maqnaa waana arrinta dhalisay hadal haynta baraha bulshada. Villa Soomaaliya oo beenisay in Madaxweyne Xasan Sheekh tagay Israel was last modified: June 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan next post QM oo mar kale qeylo dhaan ka muujisay abaarta ka jirta Soomaaliya You may also like Nin dil u geystay laba Ruux oo gacanta lagu soo dhigey 13/03/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 24/11/2020 Xasan Sheekh oo Wareegto Madaxweyne kusoo saaray Xubnaha Guddiga Maamulka Hay’adda Maareynta Masiibooyinka 18/08/2022 Dhageyso:-Ayaxa oo soo gaaray Gobolka Bakool 25/12/2019 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 05/11/2019 Golaha Ammaanka Oo Cusbooneysiinaya Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. 22/02/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 22/10/2021 Sii hayaha Ra’iisal wasaaraha dalka oo gudoomiyey shir sare oo looga hadlayey soo saarista shidaalka Soomaaliya 05/09/2020 Dhageyso: Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 14/02/2023 Dagaal ka dhacay degmada Qoryooley ee Shabeelada Hoose 05/05/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.