Gollaha Aqalka Sare ayaa maantaa yeeshay kulankoodii 8-aad ee Kalfadhiga Koowaad iyagoona ansixiyay xubnaha guddiyada Aqalka Sare oo ka kooban sideed guddi.
1. Guddiga Xeerhoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka Sanatarrada.
2. Guddiga Garsoorka, Arrimaha Diinta iyo Awqaafta, Xaquuqul Insaanka, Haweenka iyo Caruurta.
3. Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada.
4. Guddiga Difaaca iyo Amniga
5. Guddiga Arrimaha Dibadda, Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah.