Yearly Archives
2022
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Ahmed Mohamed Islaam Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta la kulmay ururka dhalinyarada ee Degmada Dhoobley. Madaxweynaha ayaa mid mid u dhageystay talooyinka dhalinyarada ay soo jeedinayeen…
Madaxtooyada Somalia Oo War Kasoo Saartay Xaaladda Caafimaad Madaxweyne Xasan Sheikh
written by Warsan Radio
Shir jaraa’id oo uu goor dhoweed qabtay Afhayeenka Madaxtooyadda Soomaaliya mudane Cabdikariin Cali Kaar ayuu faahfaahin kaga bixiyey xaaladda Caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, toddobaadka xorriyadda iyo halka uu…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 4aad waxaa looga hadlaya Saameynta Isbedelka Cimiladu kuleedahay Ganacsiyada Haweenka. barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed…









