Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay SL/XM/WM/222-892/062022 ku magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-…









