Gudomiyaha guddiga Isgaarsiinta dalka Mareykanka ayaa ku amray shirkadaha Google iyo Apple inay aalada TikTok hawadooda ka saaraan sababo la xiriira amniga awgeed. Gudoomiyaha ayaa sheegtay in lagu amray in…
2022
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada maamulka Puntland. Shirka Golaha Wasiirada ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga guud, Xaalada Abaaraha, Dibu-eegista Mashruuca JPLG ee degmooyinka,…
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo ay wehliyaan masuuliyeen ka tirsan Galmudug ayaaa maanta dhagax dhigay dhismaha boqolka guri ee deegaameynta loogu sameynaayo dadka barakacyaasha ah ee Magaalada…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyadda Sanadkaan 2022
Mudanaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya oo kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyay miisaaniyadda Qaranka ee 2022-ka,waxaana Haa ku ogolaatay 204-xildhhibaan. Xildhibaannada ayaa Saddexdii maalin ee lasoo dhaafay…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay xuska sannad guurada 62-aad ee ka soo wareegtay markii ay ka xoroobeen Gobollada Koonfureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga iyo…
Baydhabo-{WMN}-Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa shacabka iyo dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay sannadguurada 62-aad ee ka soo wareegatay madaxbannaanida Soomaaliya. ”…









