Baydhabo-{WMN}-Maxkamad ku taalla dalka Uganda ayaa Jimcihii dammaanad ku sii daysay Kizza Besigye oo ka tirsan mucaaradka dalkaas, kaddib markii uu laba toddobaad ku jiray xabsi uu ku sugayay maxkamad,…
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Dekedda magaalada Boosaaso waxaa ku soo xirtay markab sida shidaal badan Xilli ay degaannada Puntland ka jirtay baahi shidaalka noocyadiisa kala duwan ah maalmihii lasoo dhaafay. Masuuliyiinta Dekedda Boosaaso ayaa…
Shir Looga Hadlayo Abaaraha & Macluusha Ka Jirta Somalia Oo Maanta Ka Furmaya Dal Carbeed
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta oo sabti ah Magaalada Beirut ee Caasimadda dalka Lubnaan ka furmaya Shirkii 157-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda Ururka Jaamacadda Carabta. Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul…
Maamulka KGS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda hay’adda UNICEF kaas oo looga hadlay xaalada abaaraha
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha Guud Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdifataax Mahad Cabdiraxmaan ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wafdi ka Socday Hay,adda Unicef oo Maanta Baydhabo soo gaaray Islamarkaana ay hogaaminaysay Wakiilka…








