Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrineyso Shukri Isamacil Axmed ( Sjukri Bidhan) Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan was last modified: July 3rd, 2022 by Warsan…
2022
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre Oo Magacaabay La-Taliyeyaashiisa Iyo Mas’uuliyiin Kale
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, La-taliyeyaashiisa iyo Afhayeenka, kadib markii uu xilka si rasmi ah ula wareegay 28-kii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdogan ayaa ka amba-baxay garoonka diyaaradaha caalamiga…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayey oo soo gaaray dalka Turkiga ayaa waxaa si diirran u soo dhaweeyey Wasiirka Waxbarashada dalka Turkiga Mudane Mahmut…








