Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (lafatagareen) ayaa sheegay in xilligii Soomaaliya ay ka xuroobeysay gumeystihii Talyaaniga & Ingiriiska ah ahaayeen kuwo mideysan oo ay ka go’neyd…
2022
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa sheegay in xilligaan dalka Soomaaliya ay kajiraan dhibaatoyin dhowr ah oo qaarkood ay sababeen Ururka Al-Shabaab. Wasiirka oo Maanta…
Baydhabo-{WMN}- MadaxweynahaMaamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta dib ugu laabtay Caasimada Jowhar kadib safar shaqo oo uu ku joogay Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere kusoo…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ka qeybgalay Munaasabad lagu maamuusayey 62 guuradii kasoo wareegtay midnimada Soomaaliya iyo madax- bannaanida Gobolada Koonfureed ee 1da Luuliyo taas oo…









