Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Radio Warsan oo aqrinayo Maxamuud Ali Abdullahi (Gabshaa)
2022
Al-Shabaab oo si kulul uga hadlay War ka soo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Baydhabo-{WMN}-Al-Shabaab ayaa si adag u beenisay war kasoo baxay madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaas oo ahaa, in Ururka Al-Shabaab ay maalgeliyaan kooxaha ka dagaalama Mozambique…
Xeer Ilaaliyaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo u yeerey Xildhibaano lix ah oo dacwad kasoo gudbiyey Gudoonka Barlamaanka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Baydhabo-{WMN}-Warqadan kasoo baxdey xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa loogu yeerey ilaa lix xildhibaan oo ka tirsan barlamaanka Koonfur Galbeed,kuwaas oo warqada xeer ilaaliyaha guud…
Maamulka Shabakadda Warbaahinta Warsan ayaa ka hadlay barnaamijyo maalmaha ciidul Adxaa oo ay uga talagaleen dhageystayaasha Idaacada Warsan.
Shabakadda Warbaahinta Warsan ee Magaalada Baydhabo ayaa sanadkasta waxay u qabataa dhageystayaasheeda ku taxan Idaacada,Qeybta Socail Mediaha sida Facebooga,Youtop-ka iyo Tuwiterka Barnaamijyo kala duwan oo dadweynaha loogula dabaal degayo,gaar ahaan…
Maamulka Gobalka Sh hoose ee Koonfur Galbeed ayaa fafaahin ka bixiyey howlgalo lagu nafiidiyey isbaarooyin yiiley wadooyinka Deegaanada Gobalka Sh hoose.
Baydhabo-{WMN}-Gadoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maamliyadda Degmada wala-weyn ee Gobolka shabeelaha hoose Abdiqani Maxamed Hassan o ayaa sheegey in isbaarooyin ay yiilen Gobolka shabeelaha hoose gaar ahaan Degmada Wala-weyn iyo…
Baydhabo-{WMN}-Agaasimaha Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya (SOMINVEST) ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Maxamed Dubo iyo ku xigeenka madaxa fulinta ee guddiga horumarinta Rwanda ayaa magaalada Kigali ee dalka Rwanda…








