Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dowladds Itoobiya, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugan Magaalada Hargeysa. Kulanka ayaa waxaa looga wada…
2022
Madaxweyne Laftgareen ayaa Gudoomiyey Shirka Gollaha Wasiirada DGKGS oo looga hadlay Arimaha Abaaraha iyo Amniga.
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir Guddoomiyey shirka Gollaha Wasiiradda Maamulka oo Todobaadkan Warbixin looga dhagaystay Wasiiradda Wasaaraddaha Amniga, Gargaarka, Caafimaadka, Waxbarashada, iyo Arimaha gudaha.…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Sidee ayay haweenka ganacsatada ahi u horumarin karaan xirfadahooda ganacsiyada iyaga oo isticimalaya Tiknolojiyada casriga ah barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…








