
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Sidee ayay haweenka ganacsatada ahi u horumarin karaan xirfadahooda ganacsiyada iyaga oo isticimalaya Tiknolojiyada casriga ah barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye;