Ciidamada dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay geeysay Gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen degaano hoostaga degmooyinka Dooloow iyo…
Baydhabo-{WMN}- Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Dowlaad Goboleedka Puntland ay hawada ka celisay diyaaarad ay saarnayd Kusimaha Madaxweynaha dawladda Faderaalka ee Soomaaliya Sacdiya Salaad Samatar. Warar ku waxaa ay…