Hoos ka dhagesyo Warka Galabnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Muqtaar Sheekh Aadan (Dalmar)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN} Qaar kamid ah Xildhibaannada Puntland ku metela Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray dagaalkii khasaaraha geystay ee labada Ciidan ku dhexmaray Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso. Warsaxaafadeed…
Baydhabo-{WMN}-Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay Tuulada Bukure ee hoos tagta degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan halkaas oo ay aad ugu xooganaayeen Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Howlgalka…
Baydhabo-{WMN} –Waxaa Magaalada Asmara ee Caasimadda waddanka Ereteriya kulan gaar ah ku yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Ereteriya, iyaga oo kulanka ku gaaray heshiis laba geesood ah. Heshiiskaan…







