Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar ugu maqnaa dalka dibediisa ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ahna Xarunta Gobolka…
2022
Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Ka Qabsoomay Kismaayo
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horay Madaxweynaha ayaa golaha la wadaagay natiijada…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 5aad waxaa looga hadlaya Muhiimada ay diiwaan galinta sharciga ahi u leedahay Ganacsatada haweenka ee aan barada lahayn.(ganacsatada yaryar). barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kadib daah-furka Shirweynaha gurmadka Abaaraha, wuxuu Shir-doceed la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland. Madaxweynaha ayaa Ururada Bulshada kala hadlay kaalintooda…










