Baydhowy-{WMN}- Saraakiil ciidan oo ka kala socday ciidamada Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa loo soo gabagabeeyay tababar afar…
Yearly Archives
2022
Baydhowy-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Madaxa Hay’adda Gargaarka Maraykanka (USAID) Danjire Samantha Power. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la wadaagay Samantha Power…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah kujooga dalka Masar ayaa la filayaa in uu halkaasi ka bilaabo la kulanka Madaxda dalkaas. Madaxweynaha ayaa dhiggiisa dalka…








