Baydhabo-{WMN}- Qarax Miino ayaa goordhow ka dhacay Koontoroolka Cigaal dhanka Koonfureed ee degmada Buulo-burde gobolka Hiiraan. Qaraxa oo ahaa miino dhulka lagu Aasay ayaa lala beegsaday farriin u aheyd ciidamo…
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}- Wararka laga helayo magaalada Caabudwaaq ayaa sheegaya Wafdiga Gudoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo ka amba baxay Magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-galay Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ka dhacay magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa maanta…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…









