Baydhabo-{WMN} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Arusha ee dalka Tansaaniya ayaa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Wasiirka…
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Xasan Sheekh oo Madaxda Dalalka Bulshada Bariga Afrika u gudbiyay codsiga kamid noqoshada dalladda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb-gelay Shir Hordhac u ah Shir-Madaxeedka dalalka ku mideysan dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay magaalada Arusha ee dalka…
Guddoomiye Cali jeyte oo Maamulka Galmudug uga digay inay farageliyaan Arrimaha degmada Matabaan
Baydhabo-{WMN} -Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in bulshada kunool degmada Matabaan aysan aheyn kuwo is weeydiiya halka ay kujirto maslaxdooda si ay uga abxaan dhibaatada heysata. Guddoomiyaha…
Bangiga Horumarinta Afrika oo Mallayiin Dollar ugu deeqay gurmadka Abaaraha Somalia
Baydhabo-{WMN} -Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) oo adeegsanaya, Sanduuqa Horumarinta Afrika, ayaa oggolaaday deeq lacageed oo dhan 5.4 milyan oo Doollarka Maraykanka ah si loogu taageero gurmadka degdegga ah ee Soomaaliya.…
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 7aad waxaa looga hadlaya Ahmiyada ay haweenka ganacsatada ah u leedhay in ganacsiyadooda goobo kala duwan ka hayaan ama ka furaan barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan…









