2022
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka 2aad Mudane, Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 30-aad, Kalfadhiga 50-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland.…
DEG DEG: Wasiir Ka Tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland Oo Goor Dhow Geeriyooday
Baydhabo-{WMN}- Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha gudaha dowlad Goboleedka Jubbaland Jeneraal Maxamed Warsame Darwiish ayaa la xaqiijiyey inuu goor dhow ku geeriyooday dalka Jarmalka oo muddooyinkii lasoo dhaafay uu ku sugnaa. Warar la…
Madaxweyne Axmed Madoobe Oo War Kasoo Saaray Geeridii Wasiir Maxamed Darwiish
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa War kasoo saaray geeridii ku timid Wasiirkii Arimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Jubbaland Maxamed Warsame Darwiish oo ku dhintay…
Baydhabo-{WMN}-Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa Maanta gaaray wafdi ka socday Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayey Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan, iyagoona halkaas lagu soo…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…










