Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Warsan oo aqrinayo Mukhar Sheikh Adan (Dalmar)
Yearly Archives
2022
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Baydhabo-{WMN}-Howlgal ay iska kaashadeen CiidamadaBooliska Degmada Cadaado iyo TaliskaNabad Sugida Qeybta Galmudug Gaar Ahaan Cadaado iyo Gaalkacyo ayaa lagaSameeyey Degmada Cadaado ee GobolkaGalgaduud. Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka lagu…
Joe Biden: “Howlgal gaar ah oo ka dhacay Kabul ayaa lagu dilay Hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri”.
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo Warbaahinta Dalkaas kala hadlay Shacabkiisa ayaa u sheegay in howlgal gaar ah oo ka dhacay Magaalada Kabul ee Caasimadda Afghanistan in lagu dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida…










