Baydhabo-{WMN}- Xildhibaannada Baarlamaanka dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada Jowhar, iyaga oo kulankooda ku ansixiyay Golaha Wasiirada Cusub ee uu dhawaan Magacaabay Madaxweyne Cali Guudlaawe…
2022
Baydhabo-{WMN}- Taliyaha ugu sareeya Ciidamada Sirdoonka dowladda Federaalka Itoobiya Janeraal Buhane Kabede iyo Saraakiil la socotay ayaa Maanta Magaalada Hargeysa kula kulmay Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Sareeye Gaas Nuux…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Amniga dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland. Wasiirka Wasaaradda Amniga oo aay safarka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamud…
Wasiirada Magacaaban oo Golaha Shacabka codka kalsoonida uga raadinaya Xukuumadda
Baydhabo-{WMN}-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay hoygiisa ku qaabiley Wasiirada magacaaban ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana kasoo kasoo jeeda dowlad goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland.…
Baydhabo-{WMN}- Aqalka Senate-ka ee dalka Maraykanka ayaa ansixiyey xubinimada dalalka Sweden iyo Finland ee gaashaanbuurta NATO, waxaana codsiga ku biiritaanka labadan dal oggolaaday 95 mudane, halka uu diiday hal xildhibaan.…










